Halkan waxad ka heeli kartaan waxyaabo farabadan sida waxbarashada,xikmadaha,dinta,jacalyka.iwm
Thursday, January 12, 2023
Waa ke Ninka Aduunka ugu Taajirsan?!!
Ninka aduunka ugu taajirsan (jeft Bezoz )
Ayaa laga Haa hadal uu yidhi ( inaad faqiirtinimo ku dhalato ceeb ma ahan lakiin waxa ceebA inaad dhimato adoo faqiir ah)
Ninkan oo soo marey duruufaha nolosha
Maalin ayaa waxa uuso galey maqaaxi meesha cuntada lagu cuno
Wuxuu dalbadey cunto shaqalihii maqaaxida ayaa u keeney markuu cuney ka dib ayuu usheegey lacagtii
Wuxuu udhiibey 10$ lacag gadheysa wuxuuna ku dhahay maaqiga lacagta soo hadha iisoo reeb
Shaqaalihi ayaa yabey wuxu ku yidhi ma adigoo ah ninka ugu taajirsan dunida
Ayaad leedahay wax iisoo celi wiIlkaaga ayaa maalin imaadey lacag 1000$ gaadheyaa ayuu ka tagey mana iweydiin baaqiga
Ma garanaysa wuxuu ugu jawaabey jeft bezoz 🤔🤔
Wuxuu ku yidhi ( wiiLkayga muu arag wax faqiirtinimo ah ee laakiin aniga waxaan soo arkey dhibaatooyin badan oo halka dhaqaalaha ah waalidkeyna waxey ahayen dad faqiir ah)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Ma Ogtahay ?!
Qaybti 1aad. 1. ma ogtahay :~xiligi looyaqanay waayihi dhagaxa in waxkasta oo agaba. oo la adeegsado la qori ji...

No comments:
Post a Comment