Wednesday, January 18, 2023

Ma Ogtahay ?!

           Qaybti 1aad.

 1.ma ogtahay :~xiligi looyaqanay waayihi dhagaxa in waxkasta oo agaba.               oo la adeegsado la qori jiray dhagaxa
2.Ma ogtahay:~Inu nabi Muuse malakulmowdka dharbaaxo isha kaga soo tuuray kolki uu nafta kasoo doonay. 
  3.Ma>ogtahay:~ in ay yuhuudu caabudo dajal cawar oo ay rabigooda u yaqaanan Nabi Ciise marki ay ku lidiyeen o ku macaarideen ay yidhahdeen masixeeni waka qiyamaha Soo baxi doona sida owgeedna masixu dajal u caabudayan. 
  4.Ma ogtahay masasku inay ku tirsanyihin hilib cunka oo ay miirtan dhiiga noolayasha yar iyo waynba.
 
5. Ma ogtahay fiidmertu in aanay lahayn  lafo ad adag sidas owgeed aanay dhulka dul socin karin oo lugaynkarin marka laga reebo laba nooc oo kamid ah 1200 nooc ee ay ka koobantahay. 
 
6.Ma ogtahay ilkaha maroodiga ee cadiga ah inu midkiiba yahay miisankisu le'egyahay 4kilogram (4kg) 
&nbsp
7.Ma ogtahay lo'du inay ledahay calool aad u wayn calooshasina at u.                qaybsanto afar meelod(4)  Oo qaybihii dheefshidka ay kala gadi.                          sanyihina ay afarta marxaladod cuntada kala maran. 
     

 8.Ma ogtahay maroodigu inu biyaha ka urin karo masaafo 3 mile ah. 
 9.Ma ogtahay kaanguru marka uu dhalo in dhararkiisu yahay 2cm oo.                 kaliya.
 10.Ma ogtahay bisadu labadeeda dhagood inay midiiba ku leedahay 32.              muruq 



 11.Ma ogtahay indhaha aadamuhu inay korin inta ay ku dhashen un ay.             waligood yihin balse sanka iyo dhaguhu korinka joojin waligood

12.Ma ogtahay maskaxdu inay badbaadi karto inku dhow 5 ila 10 diqiiqo.            hadii ay ogsijiinta waydo. 
13.Ma ogtahay lafta ugu wayn jidhka aadanaha ee ugu dheer inay tahay lafta bowdada lafta ugu yarna ay rahay laf ku tal dhagta dhaxdeeda 


14.Ma ogtahay midabada aduunka ugu qaalisan ee laga qadariyo marka la eegayo jidhka aadamuhu in uu yahay midabka maarin dhalal ah ee cadaankiina ku jiro madowgii ku jiro 
15. Ma ogtahay in dayax gamceedki aduunka ugu horeeyay ee dibada loo diray la odhan jiray SPUTNIK 1  1957 


16.Ma ogtahay erayga saca ee goor sheegtu inu quraanka kariimka kusoo ururay 24 jeer oo u dhiganta tirada saacadaha maalinki 
 17.Ma ogtahay afarta asxaabi ee jannada uu xiisi jirtay in ay ahaayen Bilal,Camar,Salman,Iyo Mikhdad 
18.Ma ogtahay erayga salaada afka carbeed lagu yidhahdo salawat inu quranka kariimka ku soo arooray 5 jeer oo u dhiganta tirada salaadaha waajibka ah 
 19.Ma ogtahay dhul garirka erayga afka carbeed lagu yiraahdo zilzal in quraanka Illahay ku xusay jeer   Burburkana Illaahay ku xusay 6 jeer 
 20.Ma  ogtahay erayga salam ama nabad galiyo in uu Illaahay ku xusay quraanka kariimka  50 jeer   Erayga dayibaadna ama waxwanagsan Quranka ku soo aruuray 50
 21.Ma ogtahay ninki sameeyay Whatsappka inu kaga iibiyay ninka leh Facebook 18 billion oo dollars
      

 

Monday, January 16, 2023

Sida loo ogaado qofnimada dhabta ah

1. Xawaaraha Hadalkiisa. Laxanka codku waxa uu qarinayaa sifooyin shakhsiyeed oo badan oo muhiim ah. Codadka hooseeya waxay u muuqdaan inay leeyihiin dadka ka tamar badan, isku kalsoon, iyo xitaa awood leh. Halka codadka sare-sare ay muujinayaan dadka aad ugu tiirsan, aan ammaan ahayn, iyo tamar yar. Haddii uu qofku si degdeg ah u hadlo, waxa dhici karta in uu is qarinayo ama uu rabo in uu xog qariyo, taasina waxa ay abuurtaa walaac iyo xiisad. ■Inta iyo in ka badan waxad kala xidhidhi karta linkigahoose■ 👇 https://aqoonweydaarsi.blogspot.com/2023/01/sida-loo-ogaado-qofnimada-dhabta-ah.html

Friday, January 13, 2023

Wa Maxay Philosophy?

Marka Hore Ereyga Philosophy waxa laga soo qaatay laba erey oo Giriig ah philo Oo ah Micnheedu Jaceel(Love) iyo Sophia Oo Ah Xigmad (Wisdom)Guud ahaan, waxay ka dhigan tahay jacaylka xigmadda. Falsafaddu waa goob wax-is-weydiineed- xikmad-raadis; hormoodka iyo dhammaystirka cilmiga, horumarinta arrimaha salka u ah sayniska iyo ka fikirida su'aalaha ka baxsan baaxadda sayniska. Falsafaddu waxay leedahay hiddo suugaaneed qani ah, oo ay ku jiraan qoraallada iyo waxbaridda mufakiriin qotodheer oo ka yimid dhaqamo badan taariikhda oo dhan. Filosoofyadu waxay raadiyaan inay fahmaan mabaadi'da hoostagaya dhammaan aqoonta iyo jiritaannada. Ujeedadaas awgeed, waxay horumariyaan hababka fekerka, oo ay ku jiraan macquulka, is-dhexgalka, iyo fekerka. Iyadoo la adeegsanayo hababkan, waxay baaraan su'aalaha asaasiga ah, sida "waa maxay dabeecadda koonka?" (metaphysics), "Maxaan naqaan, sideese ku ogaanaa?" (Epistemology), "Waa maxay farqiga u dhexeeya wanaagga iyo xumaanta?" (Anshaxa), "Waa maxay quruxda?" (Beauty), iyo "Waa maxay macnaha noloshu?" (teleology).

Thursday, January 12, 2023

USAID Maxay Biloowday Sanadkan cusub 2023

USAID Waxay Bilaabatay Raadinta La-hawlgalayaasha NGO-yada Cusub 2023: Hadda Bilow Codsiga! USAID Waxay Bilaabatay Raadinta La-hawlgalayaasha NGO-yada Cusub 2023: Hadda Bilow Codsiga! 236 SHARES Share Tweet Whatsapp Email [Janaayo 2023] Hay'adda Maraykanka ee Horumarinta Caalamiga ah (USAID) ayaa soo bandhigtay fursado deeqo cusub oo lagu taageerayo ururada, shakhsiyaadka, iyo bulshooyinka adduunka oo dhan. Haddii aad haysato mashruuc, hindise, ama hal-abuurnimo kor u qaadaysa horumar waara oo adduunka oo dhan ah, soo gudbi fikraddaada maanta. Fiiri liiska hoose oo bilow codsi! Xilliga Kama Dambaysta ah ee Barnaamijka Deeqaha Yaryar ee GAYA: 16-Jan-2023 Ma haysaa fikrad ama barnaamij kaa caawinaya is dhex galka jinsiga iyo dhalinyarada si buuxda oo horumarineed iyo badbaado cunto oo degdeg ah, adkeysi, iyo waxqabadyada wax ka qabashada degdega ah? Hadday haa tahay, markaa waxaad codsan kartaa Hawlaha Jinsiga iyo Dhallinyarada (GAYA) ee Deeqaha Yaryar. Barnaamijka Deeqaha Yaryar ee GAYA ujeedadiisu tahay in uu wax ka qabto arrimaha muhiimka ah ee ka dhex jira ururinta, falanqaynta, iyo isticmaalka xogta jinsiga iyo dhalinyarada ee horumarinta BHA iyo sugnaanta cuntada degdega ah, adkeysiga, iyo hawlaha wax ka qabashada degdega ah. Riix halkan si aad wax badan u akhrido USAID: Caddaaladda, Xuquuqul Insaanka, iyo Amniga Xilliga kama dambaysta ah ee barnaamijka sannadlaha ah: 11-May-23 Xarunta Hay'adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID), Xafiiska Horumarinta, Dimuqraadiyadda, iyo Hal-abuurka, Dimuqraadiyadda, Xuquuqda Aadanaha, iyo Maamulka (DDI/DRG) waxay ku casuuntay codsiyada Warbixinta Sannadlaha ah ee Barnaamijka Caddaaladda, Xuquuqda, iyo Amniga (JRS).

Waa ke Ninka Aduunka ugu Taajirsan?!!

Ninka aduunka ugu taajirsan (jeft Bezoz ) Ayaa laga Haa hadal uu yidhi ( inaad faqiirtinimo ku dhalato ceeb ma ahan lakiin waxa ceebA inaad dhimato adoo faqiir ah) Ninkan oo soo marey duruufaha nolosha Maalin ayaa waxa uuso galey maqaaxi meesha cuntada lagu cuno Wuxuu dalbadey cunto shaqalihii maqaaxida ayaa u keeney markuu cuney ka dib ayuu usheegey lacagtii Wuxuu udhiibey 10$ lacag gadheysa wuxuuna ku dhahay maaqiga lacagta soo hadha iisoo reeb Shaqaalihi ayaa yabey wuxu ku yidhi ma adigoo ah ninka ugu taajirsan dunida Ayaad leedahay wax iisoo celi wiIlkaaga ayaa maalin imaadey lacag 1000$ gaadheyaa ayuu ka tagey mana iweydiin baaqiga Ma garanaysa wuxuu ugu jawaabey jeft bezoz 🤔🤔 Wuxuu ku yidhi ( wiiLkayga muu arag wax faqiirtinimo ah ee laakiin aniga waxaan soo arkey dhibaatooyin badan oo halka dhaqaalaha ah waalidkeyna waxey ahayen dad faqiir ah)

Wednesday, January 11, 2023

"8 xeer oo Hadii Aad Noloshaada Ku Dabaqdid Aad Ku Noolaneysid nolol wanaagsan Oo Daggan :

- "8 xeer oo Hadii Aad Noloshaada Ku Dabaqdid Aad Ku Noolaneysid nolol wanaagsan Oo Daggan : - Cidna Ha Necbaan - wax Walba Oo Aadan Xakumi Karin ha ka welwelin. - Si fudud u noolow - wax yar filo - Wax badan Bixi Oo Deeqsi Noqo -Mar walba dhoola cadeee -Jacayl ku noolow -Iyo tan ugu muhiimsan Ayaa ah , mar walba Ilaah la jir Oo Alle Swt Garabkaaga Ha Ahaado Isagana Mar walba Isku Day Inaad Raali Galisid .

Toban(10) waxyaabod oo ad ku ogaan kartid qofka ku jecel

1) 🌷hadii aad rabto inaad kala ogaatid qof inuu ku jecel yahay iyo inuu ku neceb yahay fiiri👀indhihiisa kadibna qosol hadii uu madaxiisa dhulka geeyo qofkas qalbigisa wad ku jirta 2)🌷 goormee ogatey hadii aad meel qabow ku seexatid in ay badanayan riyooyinkaaga wakhtiga hurdada . 3) 🌷markad soo xasusato. Qof aad jeceshay waliba adigo wax cunaayo adigo gaajeysan ayaad dhargi doontaa 😳 4) 🌷Qof marku qoslayo wuxu fiiriya qofku jecel yahay ama ku qaaliga ah 5)🌷 qofka markad weydiso su,aal uu ku siiyo jawAab aan dhameys tirneyn kaliya fiiri indhihiisa kadibna fiiri siduu wX kuugu Sharaxo. 6)🌷 qofku marku xanaqsan yahay oo aad daganaan iyo aamusni muujiso wey kasii xanaajin doontaa lakiin hadhow ayuu dareemaya inuu khalad galey. 7)🌷 dadka beent ku dheereeya waxey ogaan karaan marka iyaga beenta loo sheegayo . 8) 🌷dadka inta badan talada dadka siiya iyagaa 60% ayaa ah Dadka dhibatadu heysato. 9)🌷hadii aad aragto qof ku qoslaya waxyaalaha yaryarka ah waa qof murugeyaan😞 10🌷hadii aad fahmi weyso su,aal 🙈oo aad Rabin inaad weydiiso qofkaa kaliya fiiri indhihiisa . Midkee ayaa kusoo jiiTey🤔😊 ابح موس

Waa maxay saaxiibtinimadu ?!!

Waa maxay saaxiibtinimadu? Waa maxay sifooyinka saaxiibka Ilaahay(a friend of lord )? Maxay yihiin astaamaha saaxiibtinimada muslimiinta dhexdooda? Qofka Muslimka Ah Ma ka dhigan karaa saaxiib qof Aan aahyn Muslim? Waa maxay waajibaadka ay saaxiibadu isku leeyihiin? Intaas Ma heysaah Jawaabtooodu May Hadey Tahay isoo Raaac Anaa kuu hayeeeh . Saaxiibtinimadu waa xidhiidh ka dhexeeya laba qof ama in ka badan oo lagu garto dabeecad togan oo wanaagsan  oo ku wajahan "ka kale," oo ku suntan kalgacal iyo kalsooni.  Dadka saaxiibada ah waxay ku raaxaystaan ​​inay waqti isla qaataan.  Waxay isku caawiyaan gudaha saacada baahidooda.  Dadku waxay ku doodeen in saaxiibtinimadu ay sidoo kale tahay mawduuca ugu sarreeya siyaasadda, ilaa hadda isbahaysiga siyaasadeed iyo xisbiyadu waxay ku dhisan yihiin saaxiibtinimo. Helitaanka saaxiib waa farxad.  Saaxiibtinimadu waa lidka cadawtinimada.  Quraanka ayaa ka hadlaya labadaba codwtinimo iyo Saaxiibtinimo.   Aayada ka hadleysa Codowtinimada . يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِنَّ مِنْ أَزْوَاجِكُمْ وَأَوْلَادِكُمْ عَدُوًّا لَّكُمْ فَاحْذَرُوهُمْ ۚ وَإِن تَعْفُوا وَتَصْفَحُوا وَتَغْفِرُوا فَإِنَّ اللَّهَ غَفُورٌ رَّحِيمٌ (14) Micne . Kuwa xaqa rumeeyow Haweenkiinna iyo Caruurtiina waxaa ka mid ah kuwo Col idiin ah ee ka digtoonaada, haddaadse iska cafidaan saamaxdaanna Eebe waa dambi dhaafe naxariiste ah. Sidoo Kale Ayad Ka hadleysa Saaxiibtinimada. الْأَخِلَّاءُ يَوْمَئِذٍ بَعْضُهُمْ لِبَعْضٍ عَدُوٌّ إِلَّا الْمُتَّقِينَ(67). يَا وَيْلَتَىٰ لَيْتَنِي لَمْ أَتَّخِذْ فُلَانًا خَلِيلًا ﴿28﴾ وَلَا يَسْأَلُ حَمِيمٌ حَمِيمًا ﴿10﴾ يَوْمَ يَفِرُّ الْمَرْءُ مِنْ أَخِيهِ ﴿34﴾ وَأُمِّهِ وَأَبِيهِ ﴿35﴾ وَصَاحِبَتِهِ وَبَنِيهِ ﴿36﴾ (Quraanka saaxiibtinimada). Asxaabta Ilaahay waxa lagu tilmaamaa HisbAllaah, xisbiga Alle.  Shaydaanku  sidoo kalena waa oo lagu tilmaamay cadawga Eebbe iyo cadawga mu’miniinta. يَٰبَنِىٓ ءَادَمَ لَا يَفْتِنَنَّكُمُ ٱلشَّيْطَٰنُ كَمَآ أَخْرَجَ أَبَوَيْكُم مِّنَ ٱلْجَنَّةِ يَنزِعُ عَنْهُمَا لِبَاسَهُمَا لِيُرِيَهُمَا سَوْءَٰتِهِمَآ ۗ إِنَّهُۥ يَرَىٰكُمْ هُوَ وَقَبِيلُهُۥ مِنْ حَيْثُ لَا تَرَوْنَهُمْ ۗ إِنَّا جَعَلْنَا ٱلشَّيَٰطِينَ أَوْلِيَآءَ لِلَّذِينَ لَا يُؤْمِنُونَ(27) Micne. 7:27 - Banii Aadamow Yuusan idin Fidnayn Shaydaan siduu uga soo Bixiyey Labadiinii Waalid Jannada, isagoo ka siibi Dharkoodii inuu Tusiyo Xumaantooda (Cawrada) wuu idin Arkaa isaga iyo Colkiisu idinkuse ma aragtaan, waxaana uga Yeelay Shaydaanka Sokeeya kuwaan Rumeynin Xaqa. Sidoo kale Wa nala talinayaa in  Xumaanta uga  jawaab celinin  wanaag. وَلَا تَسْتَوِي الْحَسَنَةُ وَلَا السَّيِّئَةُ ۚ ادْفَعْ بِالَّتِي هِيَ أَحْسَنُ فَإِذَا الَّذِي بَيْنَكَ وَبَيْنَهُ عَدَاوَةٌ كَأَنَّهُ وَلِيٌّ حَمِيمٌ﴾ [ فصلت: 34] لَّا خَيْرَ فِى كَثِيرٍۢ مِّن نَّجْوَىٰهُمْ إِلَّا مَنْ أَمَرَ بِصَدَقَةٍ أَوْ مَعْرُوفٍ أَوْ إِصْلَٰحٍ بَيْنَ ٱلنَّاسِ ۚ وَمَن يَفْعَلْ ذَٰلِكَ ٱبْتِغَآءَ مَرْضَاتِ ٱللَّهِ فَسَوْفَ نُؤْتِيهِ أَجْرًا عَظِيمًا(114). عَسَى ٱللَّهُ أَن يَجْعَلَ بَيْنَكُمْ وَبَيْنَ ٱلَّذِينَ عَادَيْتُم مِّنْهُم مَّوَدَّةً ۚ وَٱللَّهُ قَدِيرٌ ۚ وَٱللَّهُ غَفُورٌ رَّحِيمٌ(7). Micne Wuxuu Eebe u dhawyahay inuu yeelo jacayl Mu'miniinta iyo kuway la colloobeen ee Gaalada Qureesheed ah dhexdooda, maxaa yeelay Eebe wax walba waa karaa waana dambi dhaaf badane naxariis badane ah. Camalka wanaagsan, erayo wanaagsan ee kala duwan, waxay cadawga u beddelaan saaxiibo. وَلَا يَاۡتَلِ اُولُوا الۡـفَضۡلِ مِنۡكُمۡ وَالسَّعَةِ اَنۡ يُّؤۡتُوۡۤا اُولِى الۡقُرۡبٰى وَالۡمَسٰكِيۡنَ وَالۡمُهٰجِرِيۡنَ فِىۡ سَبِيۡلِ اللّٰهِ ​​ۖ  وَلۡيَـعۡفُوۡا وَلۡيَـصۡفَحُوۡا​ ؕ اَلَا تُحِبُّوۡنَ اَنۡ يَّغۡفِرَ اللّٰهُ لَـكُمۡ​ ؕ وَاللّٰهُ غَفُوۡرٌ رَّحِيۡمٌ‏ ﴿24:22﴾ 24:22 - Yeyna ku Dhaaranin kuwa Fadliga (Dheeraadka) leh iyo Ilodanimada inayan wax siinayn Qaraabada, Masaakiinta iyo kuwa ku Hijrooda Jidka Eebe, hana iska Cafiyaan hana Saamaxeen, miyeydaan Jeelayn inuu idiin Dhaafo Eebe, Ilaahayna waa Dhaafe Naxariista.
Saxiiib Sameysoh ,  helitaanka Saxiiib  wanaaagsan waa farxad.   Waayitaankiiisana Waa Murugo.

Waa maxay Dhaqaalaha(economic)

Waa Maxay Dhaqaalaha(economic)? Dhaqaalaha waa daraasad, sidda shakhsiyaad iyo kooxo go’aamo ugu gaaraan khayraadka kooban iyagoo isticmaalaayo sidda ugu wanaagsan ee loo isticmaali karaayo ama loo baahi tiri karo baahidda iyo rabitaan dadka” Waxay leedahay dhinacyo badan sababtoo ah waxay leedahay caado soo jireen ah oo deeq waxbarasho oo soo jirtay wakhtiyadii hore. Meesha aan ka bilaabeyno waa Plato. Waxaan eegeynaa horumarinta fikirka dhaqaalaha laga bilaabo Plato ilaa aabaha dhaqaalaha dabeecadda ee Thaler. Faylasuuufkii Weeynaa Plato muxuu Ka Yidhi dhaqaalaha ? Plato wuxuu ku dhashay Athens, Greece, qiyaastii 429 BC.  wuxuuna dhintay 347 BC. Balse magaciisu ma eheyn balaato waxaana loo yaqaanay aristokles ,lakiin markii danbe ayuu la baxay naaneysta balaato "plato" oo micnheedu yahay "baaxadweyn". Ereyga aristokles Wuxuu Ugu Baxay sababtoo Ah qoyskiisa Ayaa La Oron Jirey "aristocratic Family". Wuxuu Ahaa Mid Ka Mid Ah Ardaydii Faylasuuufkii Socrates . Markii uu dhintay macalinkiisa socrates wuxuu aas-aasay dugsi loo yaqaan academia oo eheyd meeshii ay kasoo baxeyn caqli- maalayaashiii dunnida soo maray . Halkaasna wuxuu ku dhigi jirey Falsafada iyo Xisaabta . Faylasuuufkaas howlihii Uu Umada Usoo Hal Tabiyey Kuwiisa Ugu Caansan Waxaa Ka Mid Ah The Republic iyo The Laws oo Ahaa Labadiii Aas -aaska U Ah Labada Cilmi Ee Kala Ah Falsafada Iyo Dhaqaalaha . Hannaan walba ee dhaqaale wuxuu ku shaqeeyaa saddex arimood oo kala ah wax soo-saar (Proudction), qaybin (Distribution) iyo qaadasho (Consumption). Aqoonta uu ka hadlay waxaa kamid ah aqoonta dabiicad-barad (Physics), meeta-fiisikada (Meta-physics), muusikada (Music), cod-karnimada (Rhetoric), luqadaha (Linguistics), siyaasadda (Politic), dhaqaalaha (Economics) dowladda (Government), anshaxa (Aesthetics), cilmiga nolosha (Biology) iyo cilmiga xoolaha (Zoology). Ibnu-Rushdi oo ninkan tilmaamaya ayaa wuxuu yiri: ” Waxaan malaynayaa in Eebe uu qofkan u abuuray si uu ugu muujiyo burhaan iyo daliil la xiriirta quruxda aadamiga ”. Qore : @Mrxoosh

Waa maxay tobanka(10) xeer ee cilmi nafsiga ?!!

10-ka xeer ee cilmi nafsiga oo ay tahay inaad dabaqdo si aad u xoojiso shakhsiyaddaada 👌🏻💡; 1- Haa si sahal ah ha u odhan. Waxaana fiicnaan lahayd inaad ku beddesho "Waan isku dayi doonaaye, oo ha i waydiin sababta sababtoo ah mar dambe ayaad ogaan doontaa." 2- Ha u damqan kuwa door biday inay gacmahooda ku halaagsamaan, laakiin si qarsoon ayaad ugu naxariisan kartaa. 3:- Dareenkaagu ha noqdo mid qalbigaaga qaali ku ah, hana ka dhigin mid u nugul dhammaan Dadka baxa iyo kuwa taga. 4- Jooji buunbuuninta khaladaadkaaga nacasnimada ah ee aad u malaynayso inaad kaligaa la nooshahay. 5- Waxaa hubaal ah in ay waajib kugu tahay in aad naftaada uga naxarisato dhibaatooyinka aduunka ka jira, oo aad dhoola cadayso inta aad awoodo. 6:6- Xirfadaada nolosha ha noqoto mid wax akhrida, hana aqbalin wax intaas ka yar. 7: Ka guur marka aad dareento in jiritaankiina dhamaad ku dhow yahay, ka tag oo ilaasha waxa kaa haray. 8- caadadu waa waxa ugu xun ee kugu dhaca. Caaado waa wixii bulsho isticmaalkeeda badsato ee caado ka dhigato in ay samayso . 9- Ha la wadaagin warka xun dadka kale. Hana ka daahin inaad gaadhsiiso bishaarada cidday khusayso. 10- "Haa" ha odhan adoo Dhihi Kara “maya ".

Ma Ogtahay ?!

             Qaybti 1aad.  1. ma ogtahay  :~xiligi looyaqanay waayihi dhagaxa in waxkasta oo agaba.               oo la adeegsado la qori ji...