Wednesday, January 11, 2023

Toban(10) waxyaabod oo ad ku ogaan kartid qofka ku jecel

1) 🌷hadii aad rabto inaad kala ogaatid qof inuu ku jecel yahay iyo inuu ku neceb yahay fiiri👀indhihiisa kadibna qosol hadii uu madaxiisa dhulka geeyo qofkas qalbigisa wad ku jirta 2)🌷 goormee ogatey hadii aad meel qabow ku seexatid in ay badanayan riyooyinkaaga wakhtiga hurdada . 3) 🌷markad soo xasusato. Qof aad jeceshay waliba adigo wax cunaayo adigo gaajeysan ayaad dhargi doontaa 😳 4) 🌷Qof marku qoslayo wuxu fiiriya qofku jecel yahay ama ku qaaliga ah 5)🌷 qofka markad weydiso su,aal uu ku siiyo jawAab aan dhameys tirneyn kaliya fiiri indhihiisa kadibna fiiri siduu wX kuugu Sharaxo. 6)🌷 qofku marku xanaqsan yahay oo aad daganaan iyo aamusni muujiso wey kasii xanaajin doontaa lakiin hadhow ayuu dareemaya inuu khalad galey. 7)🌷 dadka beent ku dheereeya waxey ogaan karaan marka iyaga beenta loo sheegayo . 8) 🌷dadka inta badan talada dadka siiya iyagaa 60% ayaa ah Dadka dhibatadu heysato. 9)🌷hadii aad aragto qof ku qoslaya waxyaalaha yaryarka ah waa qof murugeyaan😞 10🌷hadii aad fahmi weyso su,aal 🙈oo aad Rabin inaad weydiiso qofkaa kaliya fiiri indhihiisa . Midkee ayaa kusoo jiiTey🤔😊 ابح موس

No comments:

Post a Comment

Ma Ogtahay ?!

             Qaybti 1aad.  1. ma ogtahay  :~xiligi looyaqanay waayihi dhagaxa in waxkasta oo agaba.               oo la adeegsado la qori ji...